Lompat ke konten Lompat ke sidebar Lompat ke footer

INTA QAAB OO AAD ONLINE OOGA SHAQAYSAN KARTID

Maanta waxaan meshaan idin kuugu soo gudbinayaa inta qaab aad online ka ooga shaqaysan kartid adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada.

Sida la ogyahay dunida hada aan joogno waxay fududeysay isticmaalka technology.
Adigoo uga faaidaysanaya fursanadaan joogtana meelkastoo dunidaan ka mid ah waxaan kuula wadaagayaa inta qaab ama wado oo kuu banaan hadad tahay qof shaqaysan kara oo ugu yaraan 2000$ ilaa 10000$ oo doolar ooga shaqayso qadka.
Mida ugu horeysa waa: 

1: Sameyso Youtube channel 




In la samaeysto Youtube channel waa mida ugu sahlan oo qof samaysan kara, 
Keliya waxaad ubahan tahay gmail account.
Waxaa jira dadyow ka sameeya youtube dhowr kun oo doolar bishii intasine waxay oogaga filan tahay shaqooyinka kale oo culculus.
Waxyaabaha kale oo lagaaga bahan yahay in aad youtuber noqoto waxaa ka mid ah:
a) waqti
Youtube waxaad ku bilaawi kartaa 2 daqiiqo gudahooda, ka dibna upload garee videos oo aad idiga ledahay.
b) Xirfad
Waxaa wanaagsan in aad la haato niche (mowduuc) kuu gooni ah oo aad markasta kuso bandhigta accountiga aad kuledahay Youtubeka. 
Niche yada ugu fiican waxa ka mid ah sida, Sports ka, muqalada shactirada, gameska,cuntooyinka iyo waxyaabo kale oo badan.
Intaasi ka dib waxaan kugula talinayaa in aad lahaato goan oo aadan ka caajisin wax qabadkaaga. Inshallah.

Lasoco qaybaha kale. 

Posting Komentar untuk "INTA QAAB OO AAD ONLINE OOGA SHAQAYSAN KARTID"