Lompat ke konten Lompat ke sidebar Lompat ke footer

Maxaad ka taqaanaa application ka loo yaqaano SWEATCOIN

 Waa maxa appka loo yaqaano SWEATCOIN??


Application kaan oo qabsaday social mediyaha qaasatan Tiktok ayaa lagu tilmaamaa in laga sameeyo lacag adigoo waxbo qabanaynin keliyaa aad samaynayso socod.
Appkaan oo lagu aasaasay wadanka Britain sanadka markuu ahaa 2016 ayaa ujeedkiisu ahaa in uu dadka ku influence gareeyo in ay socsaan ujeedkana uu yahay in jirka caalamiindo la siiyo.

Appka lacag malaga sameeyaa??

Sida la ogyahay waxaa jira dad badan oo lacag ka sameeyey application ka sweatcoin iyagoo buuxinaya shuruudaha looga bahan yahay in qofku lagu gudoonsiiyo abaal marin oo lacag eh.

Waa maxay shuruudaha dadka lacagta lagu siiyo??

Application ka wuxuu bixiyaa link, linkigaas wuxuu qaas u yahay qofka markaasi account ku furtay application ka. 
Application ka wuxuu kuu shegayaa in aad dad kusoo xirto iyagoo linkigaaga usoo marahayaan. Cid alaala cidii ku dhufata linkigaas waxaa lagu siinayaa 5 sweatcoin oo u dhicanta 5000 talaabo adigoo sameeyey. Dhowr boqol oo sweatcoin qofka marka uu sameyo waxaa lagudoon siinayaa abaal marin oo lacag eh. Intaasi waxay ku xirantahay dadaalka qofka iyo inta qof ee uu kusoo xiray application ka.

Socodka lagac malagugu siiyaa?

Socodka wax lacag ah oo dad lagu siiyo ma lahan keliya waxaa lagu siiyaa sweatcoin.
1000 kii talaabo waxaa laguugu siiyaa 1 sweatcoin.

Sweatcoin lacag malagu bedelan karaa? 

Sweatcoin ka aad ka heshey socodka ama orodka ama linkigaaaga wax lacag ah laguma bedelan karo keliya waxaa jira dadyow alaab kusoo post gareeya sidaas ayaad alaab ogaga gadan kartaa adigoo isticmaalaya sweatcoin.

Thanks.
Yussuf Hassan.

Posting Komentar untuk "Maxaad ka taqaanaa application ka loo yaqaano SWEATCOIN "